saddex xirfadood oo ay muhiim tahay inaad is barto
sadexdan xirfadood waa muhim inuu qofku barto, waqtigan aynu ku jirno waana sadex xirfadood oo horumarka nolosheena ka qayb qadanaya
- Baro sidaad naftaada wax u bari lahayd: maarkasta oo aan raadino aqoon ama aan wax cusub nafteena kusoo kordhino waxa koraaya gaaradkeena,waxa kor u kacayaa waxsoosaarka nolosheena sida, inaan gaadhno xornimo dhaqaale
- baro sida loo fikiro: dadka badankoodu ma yaqanaan sida loo fikiro wax kasta oo la wadaago haye ayay dhaahan markaan waxad u bahantahay inaad barato sida loo fikiro,waxad u bahantahay inaad barato sidaad naftaada suaalo u waydiin lahayd
- Yeelo qorshe: qorshuhu waa shay qaaliya aduunyada lama gaadho guul aan qorshays nayn waxa ugu horeeya aan qorshaysanayno hanoqdo waqtiga, waa inaan ku xisaabtanaa waqtigeena
sadexdan tilmaamood waa sadex hadaan barano waa sadex ka qaybqaadanaya hagida iyo habayn ta nafteena
Comments
Post a Comment